Tababarka Ku Saabsan Adeegsiga Badbaadsan Ee Internerka Oo Garoowe Uga Furmay 15 Gabdhood Oo Suxufiyiin Iyo Tababarayaal ah
Ururka WIMISOM oo taageero ka helaya hay’adda CIPESA sanduuqeeda African Digital Rights Fund (ADRF) ayaa tababar sadex beri soconaya magaalada Garoowe uga furay 15 gabdhood oo isugu jira suxufiyiin, tababarayaal iyo masuuliyiin ka socdey qaar ka mida ururada warbbaahinta ee haweenka, kuwaas oo ka kala yimid dhammaan gobolada dalka Somalia. Muddada sadexda beri ah ee …