KAABE Fellowship Program

Ma tahay weriye?Ma tahay sheeko sameeye ama barnaamij soo saare?Ma ka howlgashaa Puntland?KAABE Fellowship Program waa barnaamij ay daahfurtay hey’adda WIMISOM oo lagu taageerayo weriyayaasha si ay u soo saaraan sheekooyin iyo barnaamijyo muuqaal ah oo wacyigelin ah, kuna saabsan: xuquuqaha dastuuriga ah, Dimoqraadiyaadda iyo doorashooyinka, Dowlad-wanaagga, iyo maamul-baahinta Puntland.WIMISOM waxay bixinaysa taageero lacageed oo …

KAABE Fellowship Program Read More »